Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Fayal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu si xoogan u soo dhaweeyey muddo kordhinta sagaal-ka bilood ah ee golaha guurtidu ay maanta sameysay Faysal ayaa sheegay in guurtidu ay maanta arin wanaagsan sameyeen , isaga oo carabka ku dhuftey in guurtidu ay hore u aheyd qaar daneystayaal ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Ul9jd9-YclA
GABILEY.NET