WARARKA




Daawo Faadumo Siciid Oo Sir Ka Fashilisay Shirkada Dp World Ee Dekada Berbera Maamusha

Hargeysa (GNN):- ย Marwo Faadumo Siciid ayaa waxaa ay shaacisay in shikada Dp ee maamusha dekada Berbera ย ay shaqaale ka shaqeeyaย  dekada Berbera ay toobababarย  u qaadeyso , balse ay shuruud kaga dhigtay in ay shaqaalaheedu passport โ€“ka Somaliya ay ka soo qaataan magaalada Garoowe

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/5CP0HqFhFwE

GABILEY.NET