Daawo Gudoomiye Ciro Oo Si adag Uga Hadley Muddo Kordhinta Guurtidu Sameysay , Hanjabaad Culus-na Diray

Hargeysa (GNN):- Gudoomiye Ciro oo maanta dalka dib ugu soo laabtey ayaa waxaa uu ka Hadley muddo kordhinta ay maanta golaha guurtidu sameysay waxaana uu sheegay in xisbiga Wadani diyaar u yahay doorasho , diyaar na u yahay inay doorashadu dhacdo sanadkan 2019  , balse aanu diyaar u aheyn in kominshankan hada jooga uu doorasho danbe u qabto. Gudoomiye Ciro ayaa ku hanjabey hadii baaq yadiisa la iska dhego  mariyo in aaney dalka ka dhici doonin doorasho u gaar ah xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo xisbiga Waddani na uu dibada ka taagan yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/FR5xb8QBzc8

GABILEY.NET