Hargeysa (GNN):- Gudoomiyihii hore ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Md Jaamac Shabeel ayaa waxaa uu xaaran iyo sharci daro ku tilmaamay shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ee dhawaan lagu qaban doono magaalada Borama .Jaamac Shabeel waxaa uu ku baaqay in shirkaas la joojiyo , isla markaana waxaa uu cadeeyey In khilaaf ka dhex jiro xisbiga
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Rw3SSHROckE
GABILEY.NET