Deg Deg Daawo :- Xiliga Uu Qabsoomaayo Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Lagu Dhawaaqay

Hargeysa (GNN):- Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu iminka si rasmi ah ugu dhawaaqay xiliga  uu qabsoomi doono shirkii golaha dhexe ee xisbigaaasi.Gudoomiye ku xigeenka xiabigaasi , xoghayaha guud iyo gudooomiye  ku xigeenka golaha dhexe waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeen in shirku ka qabsoomi doono magaalada Borama taariikhdu markay tahay 23.02.2019.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Dhawaan Ayay Ahayd Markii Boqor Cismaan Buurmadaw Oo Munaasibad Caleemo Saar Uu Ka SHeegay In Magaalada Boorama La Geyndoona Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye.Bulshaduna Waxey Si Weyn Uhadlhaysaa Maalmahan Cida Boorama Ka Soo Jeeda Ee Kulmiye La Wareegi Doona.

GABILEY.NET