Hargeysa (GNN):- Qaar ka mid ah qareenada Somaliland ayaa waxaa ay eedeymo culus u jeediyeen ciidanka booliska Somaliland oo dhawaan xabsiga Dhigay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo soo bandhigay Maanso uu xukuumada ku dhaliilaayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/OxtYfkGdkoI
GABILEY.NET