Garyaqaano Eedeymo Culus U Jeediyey Ciidanka Booliska Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Qaar ka mid ah qareenada Somaliland ayaa waxaa ay eedeymo culus u jeediyeen ciidanka booliska Somaliland oo dhawaan xabsiga Dhigay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo soo bandhigay  Maanso  uu xukuumada ku dhaliilaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/OxtYfkGdkoI

GABILEY.NET

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992