Hargeysaย (GNN):- Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga UCID Maxamuud Saleebaan Cali Ramaax ayaa waxaa uu ka Hadley sababihii uu xilka uga qaadey xisbiga UCID , gudoomiye ku xigeenkii xisbigaasi Md Ramaax ayaa sheegay in Gudoomiye Buuniย uu sirihii xisbiga UCID uu faah faahiyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET