War Deg-Dega-Hantidhawrka Qaranka Somaliland Oo Baadhitaano Ka Bilaabay Hay’ada Duulista iyo Madaarka Cigaal Airport.

Hargeisa(GNN):-Xafiiska hantidhawrka Guud ee Qaranka Somaliland Ayaa Galinkii Danbe Maanta Waxaa uu baadhitaano la Xidhiidha dhinaca Xisaabaadka iyo Dabagalka hantida Qaranka ka Bilaabay Hay’ada Duulista iyo Madaarada Somaliland iyo Madaarka Cigaal International Airport ee Magaalada Hargeisa.

Halkan Ka Daawo Nuxurka Faahfaahinta Warkan.