WARARKA




Xisbiga Waddani Oo Iminka War Saxafadeed Ka Soo Saarey Heshiiskii Ay Shalay Kulmiye Iyo UCID Wada Saxeexdeen .

Hargeysa (GNN):- Xisbiga Waddani ayaa waxaa uu iminka soo saarey war saxafadeed uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Jirde kaas oo ay kaga jawabayaan heshiis ay shalayย  doorashooyinka soo socda ay ka wadaย  gaadheen xisbiyadaย  Kulmiye iyo UCID

War Saxafadeedkan oo ka kooban shan qodob ayaa waxaaย  lagu yidhi in xisbiga Waddani aanu marna ba aqbali doonin doorasho gacan ku rimis ah oo xisbiga Waddani dabada ka wado

Halkan Hoose Ka Akhriso Warkan