WARARKA




Cismaan Cumar Dool Oo Shaaciyey Arimaha Ay Isku Khilaafeen Gudoomiyaha Baanka S/land Ee Dagaalkooda Warbaahintu Ka Bilaabmay + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Siyaasi Cismaan Cumar Dool oo ka mid ah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu faah faahin dheeri ah ka bixiyey halka uu ka bilaabmay eedeymo iyo dagaal dhinaca warbaahinta ah oo maalmihii ugu danbeeyey baraha bulshada ku dhex maraayey gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Md Cali Ibraahim Jaamac ( Baqdaadi )

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan