Daawo :- Biya-Xidheen Kusoo Dumay Dalka Brazil Oo Boqolaal Qof Ay Ku Dhinteen

Brazil  (GNN):- Sawiro naxdil leh oo la helay ayaa muujinaya biya xidhen kusoo dumay koonfurta waddanka Brazil kaasi oo ku fatahay goob macdanta laga qodo, waxaana ku dhintay ama lagu la’yahay in ka badan saddex boqol oo qof.Sawirada oo ay duubeen kaamirada qarsoon ee CCTV ayaa muujinaya daqiiqadi biya xireenku kusoo dumay maqaayad kofeega laga cabo oo ku dhex taalay shirkada macdanta iyo dhismooyinka ku yaala gudaha magaalada Brumadinho ee gobolka Minas Gerais.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET