Daawo :- Ganacsatada Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Inay Joojiyeen Qaadka Ay Ka Keeni Jireen Dalka Kenya

Moqdisho (GNN):- Ganacsatada qaadka ka soo iibsata dalka Kenya ee keena magaalada Moqdisho ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay gabi ahaan-ba joojiyeen qaadkii ay Kenya ka keeni jireen isla markaana ay ku badesheen qaadka dalka Itoobiya .Arintan ayaa waxaa sameyn ku yeelatey isla markaana sababtey khilaafka siyaasadeed ee Kenya iyo Somaliya ka dhex qarxay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/oOeSKAyWnyU

GABILEY.NET