Daawo-“ Madaxweyne Biixi Qalbigiisa Daaro Dhisasho Iyo Duunyo Urursi Ayaa Ku Weyn…” Afhayeenka Xisbiga Waddani.

Daawo-“ Madaxweyne Biixi Qalbigiisa Daaro Dhisasho Iyo Duunyo Urursi Ayaa Ku Weyn…” Afhayeenka Xisbiga Waddani.

Afhayeenka xisbiga Waddani Siyaasi Barkhad Jaamac Xirsi Batuun ayaa waxaa uu eedeymo adag u jeediyey xukuumada Kulmiye ee talada dalka haysa isaga oo si gaar ah uga Hadley hadalo kala duwan oo ka soo baxay wasiirka maaliyada oo ku saabsan lacag deyn ah oo xukuumadii hore wareejisay .

Afhayeen Barkhad waxaa uu cadeeyey in madaxweynaha talada dalka haya qalbigiisa ay ku weyn tahay duunyo urursi iyo daaro dhisasho balse aaney qalbigiisa ku weynen wax u qabashada dalkan waa sida uu hadalka u dhigaye.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992