Daawo-Xildhibaan Xassan Shahar Oo Eedo Culus u Jeediyey Wasaarada hawlaha Guud iyo Badhasaab Ku Xigeenka hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Xassan Cabdi Cali Xasan Shahar Oo maanta warbaahinta kula hadlay gudaha caasimada hargeisa ayaa weedho kulul ku ganay wasaarada hawlaha guud iyo guriyeynta somaliland iyo badhasaab ku xigeenka hargeisa oo uu sheegay inay sifo reernimo ah dhul sharciyado loo haysto ugu doodayaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Xildhibaanka Oo Arrimahaasi ka hadlaya.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992