Halkan Ka Daawo-Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Ka Jawaabey Cabashooyin Ka Soo Yeedhay Shirkadaha Laydhka+ Fariinta uu u Diray.

Wasiirka wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland Md Jaamac ayaa waxaa uu maanta hor tagay guddida joogtada ah ee golaha wakiilada Isla markaana waxaa uu ka jawaabey cabashooyin ka soo yeedhay qaar ka mid ah shirkadaha laydhka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan