WARARKA




Kenya Oo Hanjabaad Cusub U Soo Dirtey Somaliya Iyo Murankii Badda Oo Sii Xoogeystay + [ Muuqaal ]

Nairobi (Ilays-News):- Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya si ku tala-gal ah u marin habaabineyso calaamka, kaddib shirkii London ee lagu soo bandhigay sahanka shidaalka.Wasiirka ayaa sheegtay in gabi ahaanba marka shirkaasi la eego uu ahaa mid hor imanaya sida ay hadalka u dhigtay balantii ay horay u galeen labada dowladdood iyo dacwada ka furan maxkamada cadaallada ICJ oo gacanta ku heysa dacwada xudduud baddeedka ay isku hayaan labada dal.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/g7vVDotwDDk

GABILEY.NET