“ Kulmiye Waa Xisbi Iska Shakisan Gudihiisa , Shacabka Somaliland-na Ka Shakisan ..” Xisbiga UCID + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu eedo kulul u jeediyey xisbiga Kulmiye waxaana ay xisbiga Kulmiye ku eedeyeen xisbi iska shakisan dhexdiisa shacabka Somaliland – na  shaki ka qaba

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET