Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Khudbad Ka Jeediyey Xuska Maalinta Dhalinyarada

Hargeisa(GNN):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta khudbad ka jeediyey Xuska Sanad Guurada Dhalinyarada Somaliland oo ku suntan Maalintii Dhagax tuurka ee dhalinyaradii UFFO.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka