Xaflada Shaacinta Murashax Maxamed Abdilahi Bookh Oo U Tartamaya Golaha Wakiilada JSL Ayaa 5 Bisha 2Aad Ka Dhaceysa Magaalada Gabiley.

Gabile(GNN)Wargalin Muhiima Dhamaan Siyaasiyiinta Ururada Bulshada Madaxdhaqmeedka Uqaasha Salaadiinta Dhalinyarada Haweenka Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Magaalada Gabiley Iyo Guud Ahaanba Gobolka.Waxa Lagu Wargalinayaa In Maalinta Bishu Tahay 5 BIsha 2Aad 2019 Oo Ah Maalinta Salaasada In  Si Rasmiya Loo Shaacinayo Musharaxnimada Maxamed Abdilahi Jaamac Bookh Oo Utartamaya Doorashada Soo Socota Kursiga Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Somaliland.

Hadaba Waxa Si Sharaf Iyo Qadarinleh Looga Codsanayaa Dhamaan Bulshada Gobolka Gabiley In Ay Ka Soo Qaybgalaan Munaasibada Shaacinta Oo Ka Qabsoomeysa Hotel Bookh Oo Ku Yaala Galbeedka Magaalada Gabiley.

Wabilahi Towfiiq