Cabdicasiis Samaale Oo Markale Eedo U Jeediyey Xisbiga Waddani + [ Muuqaal ]

Hargeysa  (GNN):- Siyaasi Cabdicasiis Samaale ayaa waxaa uu meel fagaare ah uu eedo ugu jeediyey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani waxaana uu sheegay inay xisbigaas nusqaan ku tahay inuu  kominshanka doorashoyinka cabasho ka keeno isaga oo doorashadii lagaga guuleystay  80 kun oo cod

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/Fjx3yQwW4bw

GABILAY.NET