Maxamed Cali Waji Oo Ka Hadley Xilka Loo Magacaabey+ [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Saxafi Maxamed Cali Waji ayaa waxaa uu ka Hadley xilka agaasimaha TV-ga qaranka ย iyo Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta oo shalay wasiirka warfaafinta Somaliland u magacaabey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/Hx-wlFsnNPM

GABILAY.NET