Daawo Magaalada Gabiley Oo Marti Galisay Shirka Maayerada Dalka Oo Lagaga Hadlo Hormarinta Mashaariicda Maamul Daadajinta Ee Dawladaha Hoose Ee Somaliland

Gabiley(GNN)Maayerada Dalka Ayaa Maanta Kulankoodii 13 Ee Lagaga Hadlayo Dardargalinta  Mashruuca Maamul Daadajinta Ee Dawladaha Hoose Waxey Ku yeesheen magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka Gabiley Waxana Sido Kale Kulankan Qaybka Ahaa Qaar Ka Mida Agaasimayasha Guud Ee Wasaradaha Somaliland.Shirkan Ayaa Lagu Qabtaa  40KI Cishaba Mid Ka Mida Maalooyinka Somaliland .muhiimada Kulan Ay Marti galisay  Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Lagu Soo Bandhigayay Waxqabadkii Dawlada Hoose Ka Fuliyeen Magaalooyinka Dalka.Dhamaan Masuuliyiintii Madasha Ka Hadlay Ayaa Ku DHeeraday Amiyada Mashruuca Maamul Dadajintu Uleeyahay Buslahda Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET