Daawo-Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeisa Oo Maanta La Dhagax Dhigay.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Maanta si rasmiya oo dhagax dhigay mashruuca biyo balaadhinta caasimada hargeisa oo shacabka ku dhaqan caasimada hargeisa si weyn u sugayeen baahi biyoodna u qabeen,

Madasha dhagax dhiga oo ay ka qayb galeen madax uu horkacayey madaxweyne ku xigeenka somaliland mudane c.raxmaan ismaaciil saylici iyo madax kasocotay wadamada jarmalka iyo hay’ado caalamiya oo bixinaya dhaqaalaha lagu hirgalinayo mashaariicdan ayaa madashan kasoo jeediyey khudabo kala duwan oo ku taxaluqa arrintan.

Halkan Hoose Ka Daawo.