Taliska Ciidamada Qaranka Somaliland oo Ka Hadley Weerar Gaadmo Ah oo Maleeshiyaadka Puntland Ku Soo Qaadeen Deegaano Ka Mida Sool iyo Sanaag

Sool(GNN):-Af-hayeenka Ciidamada qaranka Somaliland Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan (Cabdi Dheere) oo maanta warbaahinta kula hadley xarunta miiska saraakiisha, ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal dhexmaray Ciidamada qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, Isagoona sheegay in maleeshiyaadka maamulka Puntland ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen deegaano ka mida Sanaag Bari iyo Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992