“Jidka Aynu Maanta Haysano Ayuunba La Balaadhinayaa,” Amb Xasan Yasiin + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Safiirka imaaraadka u fadhiya Somaliland Amba Xassan yasiin ayaa waxaa uu cadeeyey in Jidka Berbera Corridor ee maalintii shalay aheyd la dhagax dhigay  aanu noqon doonin jid cusub balse jidkan hada jira ee Berbera iyo Wajaale u dhaxeeya uun la balaadhin doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Gabilay.net