Xubno Iska Casilay Xisbiga Waddani Kuna Biiray UCID + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):-  Xubno dhawaan madaxweyne Biixi cafis ku soo daayey oo dhawaan Maayar iyo  maayar ku xigeen  sheegtay  ayaa waxaa ay sheegey inay iska casileen xisbiga Waddani oo golihiisa dhexe ay ku jireen isla markaana ay ku biireen xisbiga UCID

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/OGZV58K5QnM

Gabilay.net