“ Kuwii Shalay Nagu Mucaaridaayey Xidhiidhka Carabta Ayaa Maanta U Sacabo Tumaya ..” Siyaasi cali Mareexaan + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Wasiirkii hawlaha guud ee  xukuumadii madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu ka Hadley safarka uu madaxweyne Biixi ku tagay dalka Imaaraadka Carabta oo uu ku tilmaamay safar guul ah

Cali Mareexaan ayaa sidoo kale shaaciyey in siyaasiyiin xiligii uu wasiirka ahaa xukuumadii  uu ka tirsanaa ku dhaliili jiray xidhiidhka dawladaha Carabta ay maanta yahiin kuwo u sacabo tumaya xidhiidhkaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Gabilay.net