Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka hadlaayey munaasibad lagaga hadlaayey dib u furista Distoorka dalka ayaa waxaa uu ka Hadley heerka ay gaadhsiisan tahay dimuqraadiyada xisbiyada dhexdooda
Xildhibaan Jirde ayaa sheegay in aaney maanta wax dimuqraadiyad ahi aaney ka dhex jirin xisbiyada dalka ka jira .
“ Maanta dimuqaadiyada xisbiyada gudaheeda ka dhex jirtaa ma ah mid aan maanta Ciro ku odhan karo waar xisbiga sidaa ka da,aa Xisbiyada kale ee Faysal iyo kuwo kale na hadalkooda da,aa” ayuu yidhi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan