Madaxweynaha JSL Iyo Weftigii Uu Hogaaminayay Oo Safarkoodii Guul Kusoo Dhamaaday Kuna Soo Guryo Noqonaya Wadanka + SAWIRO

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminaayo Oo Maalmihii U Danbeeyey Safar Kujoogay Wadanka Imaaradka Carabta,Ayaa Si Rasmi Ah Usoo Gunaanaday Safarka Shaqo Ee Ay Ku Joogeen Wadankaasi,

Madaxweynaha Somaliland Waxaa Siweyn Loogu Sabootiyey Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Abu Dabay,Isaga Oo Salaan Sharaf Ka Qaatay Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Imaaradka Carabta.Ee Loo Carbiyey Soo Dhoweynyta Madaxda Caalamka

Dawlada Somaliland Iyo Wadanka Imaaradka Carabta Ayaa Sii Wada Heshiisyada Maal-gashi Ee Labada Wadan Isweydaarsanayaan,Waxaanay Xukuumada Somaliland,Heshiiska Ay La Gashay Dawlada Imaaradka Carabta Kamid Ahaa,

Xoojinta Xidhiidhka Labada Dal

Isweydaarsiga Arimaha Ganacsiga,Taas Oo Ay Ugu Horayso Dhoofka Xoolaha Somaliland,Iyo Kaluunka.

Iyo Sidoo Kale Dhamaystirka Heshiisyo Ay Hore Uwada Saxeexdeen Dawlada Somaliland Iyo Imaaradka Carabtu

Image may contain: outdoorImage may contain: one or more people, people standing and aeroplaneImage may contain: one or more people, people standing, sky and outdoorImage may contain: one or more people and people standingNo photo description available.No photo description available.Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 1 person, sitting and tableImage may contain: one or more people, people sitting, table and indoor

GNET