WARARKA




Daawo Prof. Axmed Ismaacil Samatar Oo Bandhig Ku Qabtay Magaalada Gabiley Iyo Su.aalo Lala Boobay

Gabiley(GNN)Waadiga Fikirka Waxa Ku Mdoobay Aqoonyahano Ka Soo Jeeda Gobolka Gabiley Kadib Markii Ay Arkeen In Bulshadu Ubaahan Tahay Akhrint ย Buugaagta ย ย Aqoonta Xambaarsan ย Iyo Kaydinta Taariikhaha Ma Guuraanka Ah ,Waadiga Fikirka Isagoo Ka Duulaya In La Helo Aqoonyahano Saameyn Kuleh Somaliland,Waxey Bilaabeen In Ay Curiyaan Xeelado Bulshada Gobolka Gabileyย  Looga Faa,idaynayo Aqoonta Ku DHisan Hufnaanta Iyo Waaqiciga,Waxey Casuumad Lagu Gorfeynayo ย Dhaqanka Iyo Dimiqraadiyada ย ย Uqabteen Qaybaha Bulshada Gobolka Gabiley,Waxanaa Soo Jeedinayay Aqoon Korodhsigan Lagu Falanqeynayay ย DHaqanka Iyo ย Dimiqraadiyada Somaliland Ma Yihiin Kuwo Isla Jaanqaadi Kara ย Brofaysar Axmed Ismaacil Samatar Oo Dhulka Soomaalida Caan Ka Ah,Waxa Munaasibadan ย Oo Lagu Qabtay Taaj PLasa Kaso Qaybgalay Haldoorka Dhalinyarada Ururada Haweenka Iyo Qaybaha Bulshada, Brofaysar Axmed Ismaacil Samatar Ayaa Bulshada Usoo Bandhigay Hadalo Duur Xula Oo Xambaarsan Micno Iyo Ujeedooyin,Dhalinyarada Kaso Qaybgalay Munaasibada Aya Dhankooda Su,aalo Waydiiya Brofaysar ย Axmed Ismaacil Samatar,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET