Hargeisa(GNN):-Bandhiga Doodan oo ay soo agaasintay xarunta lagu magacaabo Inspring Group oo ah dhalinyar iskood isku xilqaantay oo u dhashay dalka somaliland ayaa lagaga doodayey in lasii wadi karo Wadahadalka somaliland iyo Somalia.
Waxaana Madashan Doodan lagu Soo martiqaaday.
Ka Qayb Gala-yaasha
1-Eng Maxamed Xaashi Cilmi
2-Prof Axmed Ismacil Samater
3-Maxamed Cabdi Abyan
4-Xirsi Xaji Cali Xassan
5-Sucaad Carmiye
6-Maxamuud Xaashi Cabdi
Halkan ka Daawo Muuqaalka Dooda Oo Dhammaystiran.
https://youtu.be/vzMcowzMB7s
Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network