Halkan Ka Daawo-Haweenay Ciidamada Booliska Somalia Uga Shakiyeen Inay Nin Tahay iyo Hadidaada Loo Gaystay.

Muqdisho(GNN):-Magaalada Muqdisho waxa maanta ka dhacday sheeko la yaab leh ka dib markii boolisku ay xidheen gabadh ay uga shakiyeen inay nin tahay, xili ay baadhitaan ka wadeen bar koontarool oo ku taala degmada Boondheere.

Faa’iso Cabdi Maxamed ayaa sheegtay in askari boolis ah uu ka dajiyay mooto bajaaj ay saarnayd ka dibna uu ku amray inay furto indha shareer ay xirnayd, markii ay furtayna wuxuu askarigu u sheegay inuu uga shakiyay inay nin tahay oo saacadaas laga bilaabayna ay xidhan tahay.

Halkan Ka Daawo Sheekhada Dhexmaray Gabadhan iyo Booliska.

Faa'iso oo la xiray kadib marki nin lamooday muqdisho ayey ka dhacday waa gabar leh shaaribo

Slået op af Layaab Aduun i Tirsdag den 2. april 2019