Maayar Solteco Oo War Cusub Ka Sheegay Xuska 18 May + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco ayaa waxaa uu sheegay in xuska 18 may ee la xusi doono wakhtigeedii oo ku beegan 12 bisha barakaysan ee ramadaan oo aan la soo rari doonin
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET