Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun
Dhamaan Uqaasha Salaadiinta Odayaasha Aqoonyahanka Waxgaradka Dhalinyarada Masuuliyiinta Gobolka Iyo Degmada Iyo Dhamaan Qaybaha Bulshada Gobolka Gabiley,Waxey Si Wada Jira Tacsi Tiiraanyoleh Udirayaan Marxuum Nuur Cabdilaahi Waceys(Diifoo)Oo Malintii Jimcaha Bishuna Ku Beegneyd 19 Abril 2019 Ku Geeriyooday Magaalada Gabiley,
Uqaashan Oo Kala Ah
Aaqil Maxamed Qawdhan
Jiif Dayib Cabdi Ciidle
Oday Cali Faarax (Cali Fayaan)
Xaashi Cismaan Doolaal
Amiin Muuse Xirsi
Cabdi Aw Cumer
Cabdi Muxumed Baadil(Cabdi Biid)
Aaqil Geydh Cige
Aaqil Canbe
Aaqil Maxamed Axmed Ismaacil(Gunti Buur)
Aaqil Maxamed Xasan Caynaashe(Sandheere)
Aaqil Maxamud Maxamed Baxar
Dhamaan Dadkaasi Iyo Kuwo Kale Oo Aan Qoraal Lagusoo Koobi Karin Waxey Tacsi Tiiraanyoleh Udirayaan Qoyskii Qaraabadii Asxaabtii Iyo Dhamaan Eheladii Marxuumku Ka Baxay,Waxeyna Illaahay Marxuumka Uga Baryeen Inuu Janooyinkiisa Ku Casuumo Kitaabkiisana Midigta Uga DHiibo.Waxeyna Ehelkii Qaraabadii Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuumku Illaahay Uga Baryeen Inuu Ka Siiyo Samir Saadiqa AaMmiin Aamiin Aamiin
Inaa Lilaahi Wa Ina Ilayhi Raajacuun