Hargeysa (GNN):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa uu maanta sheegay in xuska 18 may la qaban doono maalinta ay ku beegan tahay iyada oo ay tahay Ramadaan
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/T5t4zz9XKA4
GABILEY.NET