Daawo :-Ciidanka Booliska Oo Ka Hadley Sababta Ay U Xidheen Xildhibaan Dhakool + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu faah faahiyey sababta ay xalay xabsiga u dhigeen xildhibaan Dhakool oo ka mid ahaa mudanayasha golaha wakiilada Somaliland.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET