Deg Deg :- Wasiirkii Warfaafinta Somaliya Oo Iminka Iscasilay + [ Sababta ]

Moqdisho (GNN):- Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle ayaa shaaca ka qaaday inuu xilkaas iska casilay.

Wasiirka ayaa is-casilaaddiisa ku sheegay wareysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA.

Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in sababta uu isku casilay ay tahay in isaga iyo madaxda dowladda ay ku kala aragti duwan yihiin arrimo badan, sidaas darteed uu go’aansaday inuu xilka ka dego.

Ilaysnews/Moqdisho Desk