Hargeysa (GNN):- Fadhigii wada jirka ah ee maalinta bari ah loo balansanaa inay iskugu yimadan xildhibaanada labada gole baarlamaan ee wakiilada iyo guurtida ayaa waxaa uu xoghayaha golaha guurtidu shaaciyey in uu baaqdey
Xoghayaha ayaa sheegay in xildhibaanadu ay iska galaan fasaxoodii caadiga ahaa ilaa amar danbe uu soo baxaayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/o0gUfLaBDiU
GABILEY.NET