Gudoomiye Ciro Oo Saaka Qaar Ka Mid Ah Shacabka Xaafada Axmed Dhagax Maqaaxiyaha Kula Shaaheeyey + [Muuqaal Iyo Sawiro ]

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro  oo ay wehelinayaan xildhibaano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Degmada Axmed Dhagax waxaa  uu saaka salaadii Jumce ka hor uu qaar ka mid ah  shacabka reer Axmed Dhagax kula shaaheeyey maqaaxiyaha ku yaala xafadaasi

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/416SD_N5T1k

Gudoomiyaha uu in muddo ah ku sugnaa goobaha shaaha ee xaafada Axmed Dhagax oo  uu xaal wareystay isla markaana la sheekeystay dadkii goobta ka shaaheyeynaayey oo dhalinyaro iyo wayeel u badnaa

 

GABILEY.NET