Fadhigii Labada Gole Baarlamaan Ee Sabtida Oo Baaqdey Iyo Sababta + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Fadhigii wada jirka ah ee maalinta bari ah loo balansanaa inay iskugu yimadan xildhibaanada labada gole baarlamaan ee wakiilada iyo guurtida ayaa waxaa uu xoghayaha golaha guurtidu shaaciyey in uu baaqdey

Xoghayaha ayaa sheegay in xildhibaanadu ay iska galaan fasaxoodii caadiga ahaa ilaa amar danbe uu soo baxaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/o0gUfLaBDiU

GABILEY.NET