Hargeysa (GNN):- Mulkiilaha Hotel Hadhwanaag Md Xassan Bulbul ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley doox biyo mareen ah oo Hotel-kiisa hor mara kaas oo ciid iyo xashiish gufeyeen isla markaana biyihii mari lahaa ay Hotel-kiisa kadinka ka soo galeen .Waxaa uu sheegay in Biyihii shalay Hotelka soo galay ayaa dhamaan hotel-ka saameyn ku yeeshay waxaana ay dumiyeen gidaarkii danbe ee Hotel-ka , waxaana uu sheegey mulkiiluhu in ay arintani tahay markii labaad ee ay dhacdo 5 sanno gudahood
Mulkiilaha ayaa waxaa uu eedeymo u jeediyey dawlada dhexe iyo dawlada Hoose ee Hargeysa oo uu xusay in ilaa hada aaney ka soo war doonin khasaaraha ku dhacay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/OqSHcEfX1Jc
GABILEY.NET