Hargeysa (GNN):- Mulkiilaha Hotel Hadhwanaag Md Xassan Bulbul ayaa waxaa uu si ย kululย uga ย Hadley doox biyo mareen ah oo Hotel-kiisa ย hor mara kaas oo ciid iyo xashiish gufeyeenย isla markaana biyihii mari lahaa ay Hotel-kiisa kadinka ka soo galeenย .Waxaa uu sheegay in Biyihii shalay Hotelka soo galay ayaa dhamaan hotel-ka saameyn ku yeeshay waxaana ay dumiyeen gidaarkii danbe ee Hotel-kaย , waxaana uu sheegey mulkiiluhu in ay arintani tahay markii labaad ee ay dhacdo 5 sanno gudahood
Mulkiilaha ayaa waxaa uu eedeymo u jeediyey dawlada dhexe iyo dawlada Hoose ee Hargeysa oo uu xusay in ilaa hada aaneyย ka soo war doonin khasaaraha ku dhacay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/OqSHcEfX1Jc
GABILEY.NET