Natiijada Qiimayn Lagu Sameeyey Tayada Jaamacadaha Gaarka Ah Ee Bangladesh Iyo Magacyada 20 Ugu Sareeya

Natiijada Qiimayn Lagu Sameeyey Tayada Jaamacadaha Gaarka Ah Ee Bangladesh Iyo Magacyada 20 Ugu Sareeya

Natiijada qiimayn lagu sameeyey jaamacadaha wadanka Bangladesh ayaa lagu dhawaaqay.

Qiimayntan oo ay ka qayb galeen jaamacado tiradoodu gaadhayso 100 ayaa lagu dhawaaqay sida ay ugu kala sareeyaan heerkooda aqooneed iyo tayada cilmiga ay bixiyaan.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Qiimaynta Lagu Sameeyey Jaamacadaha Wadanka Bangladesh

GABILEY.NET