Shil Baabuur Oo Naxdin Leh Oo Ka Dhacay Berbera Iyo Hargeysa Dhexdooda Iyo Tirada Dhimashada + [ Sawiro ]

Hargeysa (GNN):- Shil Culus  oo naxdin leh ayaa waxaa uu  goor dhaweyd jidka u dhaxeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera Gaar ahaan  deeganada Lafaruug  Iyo Xamaas oo dhinaca magaalada Berbera u dhaw

Shilkan baabuur ayaa  dhashay kadib markii ay sixin iskugu dhaceen isla markaana ay iskugu baa been laba baabuur oo kala ah gaadhi waaraad candho meydle ah iyo sidoo kale gaadhi bas ah oo siday Rakaab ka yimid dhinaca magaalada Burco

Ilaa hada  lama kala cadeyn tirada dhimada iyo dhaawaca balse dadka dhintey ayaa la sheegay in ay ka badan yahiin 6 qof dhaawacuna uu intaas ka sii badan yahay

GABILEY.NET