Hargeysa (GNN):- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu shaaciyey in beesha Habar Jeclo ay gogol u fidisay beesha Garxaajis oo dhawaan ay shir gaar ahย yeelan doonan .
Shirkan u furmaya beelaha Garxaajis iyo Habar-Jeclo ayaa waxaa uu ka dhici doonaa Bacda Ramadaan magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer
Boqorka ayaa sababta uu shirkani u yimid ku sheegay ย ย in dib uย habeyn lagu sameyn doono siyaasadii beesha Habar Jeclo
โ Waxaanu dooneynaa ka beel ahaan in aanu dib u habeyn ku sameyno siyaasadii Beesha Habar Jeclo , isla markaana aanu xalano cid kasta oo ay siyaasadu na kala fogeysayย , markaas shirkaasi wuu jiraa oo beelaha Garxajis gogol ayaanu u dhignay waxaana Bacda ramadaan uu shirkaasi ka dhici doonaa magaalada Burco..โ ayuu yidhi Boqor Buurmadow
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/2hxBePFNkvQ
GABILEY.NET