Hargeysa (GNN):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka soo hor jeestay xaalada deg deg ah ee shalay madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogay deegano ka tiran gobalka Sanaag
Afhayeenka xisbiga Waddani oo warbaahinta la Hadley ayaa waxaa uu ka digay khataro uu sheegay in ay arintan ka dhalan karto isaga oo baaq u diray labada gole qaran ee Somaliland
Sidoo kale Afhayeenka ayaa u jawaabey wasiirka warfaafinta Somaliland ee eedeymo xalay isagu u jeediyey Gudoomiye Ciro
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/5EoC77OvaI4
GABILEY.NET