Xisbiga Waddani Oo Ka Digay Khataro Ka Dhalan Kara Xaalada Deg Deg Ah Lagu Soo Rogay Deeganada Gobalka Sanaag + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka soo hor jeestay xaalada deg deg ah ee shalay madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogay deegano ka tiran gobalka Sanaag

Afhayeenka xisbiga Waddani oo warbaahinta la Hadley ayaa waxaa uu ka digay khataro uu sheegay in ay arintan ka dhalan karto isaga oo baaq  u diray labada gole qaran ee Somaliland

Sidoo kale Afhayeenka ayaa  u jawaabey wasiirka warfaafinta Somaliland ee eedeymo xalay isagu u jeediyey Gudoomiye Ciro

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/5EoC77OvaI4

GABILEY.NET