Daawo :-Af Ganbi Dhicisoobey Oo Dalka Itoobiya Ka Dhacay Iyo Taliyihii Ciidamada Oo La Dilay

Addis Ababa ((GNN):- Mas’uuliyiinta dalka Itoobiya ayaa sheegaya in gobolka Amxaarada ee dalkaasi uu shalay gelinkii dambe ka dhacay inqilaab fashilmay oo la doonayay in lagula wareego xukunka maamulka gobolkaasi.

Ra’iisalwasaare Abiy Axmed ayaa dhanka kale shaaciyay in la toogtay taliyaha ciidamada xoogga dalkaasi ka dib rabshadahaasi ka dhacay gobolka Amxaarada ee woqooyiga Itoobiya.

Dalkaasi Itoobiya ayaa waxaa in dhawaale ka dhacayay rabshado u dhaxeeya qowmiyadaha dega dalkaasi.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/z9lPTt-o-No

GABILEY.NET