Daawo-Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Jsl Oo Ka Waramay Habsami U Socodka Imtixaanka Shahaadiga ah Oo Galay Maalintii 2aad.

Hargeisa(GNN):-Iyadoo Oo Uu Guud ahaan maalintii shalay ka bilaabmay imtixaanka shahaadiga ah ee dalka jsl oo si habsamiya uga socoda gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa waxaa kormeero kala duwan oo culeys lagu saarayo si aaney marnaba u dhicin arrinta shiqka iyo eegashada imtixaanka oo ardayda lagala daraarmay masuuliyiinta waasaarada waxbarashada iyo sayniska ee somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo-Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Jsl Oo Ka Waramay Habsami U Socodka Imtixaanka Shahaadiga ah Oo Galay Maalintii 2aad.